Gabar 25 jir ah ayaa kaliyaha lagala baxay magaaladda Burco ee gobolka Togdheer, waxaana ay gabadhaas ka sheekeysay sida ay wax ugu dhaceen.
Waxaa ay Gabadhan sheegtay in adeeg ay ka doonatay suuqa magaaladda Burco, laakiin ay gabar isku dhufatay kadibna ay miir beeshay oo ay ka xeysatay kadibna ay kaliyaha iyo qalabka bini’aadamka muhiimka u ah kala soo baxday.
Ka ganacsiga Bini’aadamka ayaa kusii badanaya gudaha deegaanadda Soomaaliya, gaar ahaan deegaanadda Somaliland.
HALKAAN KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=5rscLhiPu68