Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray kumanaan Qof oo ka soo barakacay Gobollada Dalka,waxaana ay hadda degaameysanayaan Xeryaha Barakacayaasha ee gudaha iyo dibadda iyo Muqdisho.
Wariyaal ka tirsan Idaacadaha Muqdisho ka Howlgala ayaa booqday Degmooyinka Hodon iyo Kaxda oo inta badan Barakacayaasha cusub ay gaareen.
Dadkan waxaa ka mid ah kuwo ay Carruur uga geeriyootay gaajo darteed,waxaana ay waddada ku soo jireen 30 Maalmood oo lug ah.
Hoos ka Dhageyso Warbixinta:-