DHAGEYSO:- Wasiirka Amniga Puntland “Al-shabaabka dilka ku xukuman ee Raashinka naga dhameeyay waa in la laayaa”..

0

Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in loo baahan yahay in Xukunkooda lagu fuliyo Dhalinyaro badan oo Xabsiyada Puntland ku xiran islamarkaana horay loogu Xukumay Dil Toogasho ah.

Wasiirka Amniga Maamulka Puntland ayaa intaa ku daray in Dhalinyaro badan oo ka tirsan Shabaab oo Xukun dil ah lagu Xukumay ay ku jiraan Xabsiyadda ku yaalla Magaalooyinka Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-