DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Maxay tahay Caqabadaha hortaagan in Dumarka ay Macalimiin noqdaan?..

0

Shukri Cumar wa macalin ama bare School magaalada muqdisho waxaa ay hada maamule ka tahay school Pravate ah oo ku yaala xaafada Juungal ee degmada Yaaqshid iyada oo leh fikirka ah dhismaha Schoolkaas oo ay wax ka bartaan arday Soomaaliyeed.

Shukri ayaa dhameysay Jaamacadda heerka koowaad iyada oo baratay maadada Accountiga, waxaa ay faahfaahin ka bixisay caqabadaha ay kala kulanto macalinimada oo ay sheegtay in xiliyada qaar la’liido, islamarkaana inta badan bulshada eysan tixgalin Dumarka macalimiinta oo ay xustay in la’aaminsanyahay in dumarka aysan qaban karin shaqooyinka qaar.

Hoos ka Dhageyso Codka:-