DHAGEYSO:- Xildhibaanada Qaranka oo sheegay in ay doorteen Musharaxii Shacabka Soomaaliyeed

0

Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan qaabkii ay u dhacday doorashada Madaxweyne Farmaajo.

Waxa ay sheegeen in ay doorteen shaqsigii laga dalbaday oo ay aad u taageersanaayeen Shacabka Soomaaliyeed.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay ku faraxsan yihiin qaabka ay u dhacday doorashada isla markaana aysan jirin wax Cadaalad daro ah oo ay sameeyeen, waxa ayna sheegeen in ay u hiiliyeen isbadalka.

Hoos ka Dhageyso Codadka Xildhibaanada Qaranka:-