DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo sheegay in rasaasta ay ridayaan Ciidanka Dowladda iney lidi ku yihiin amaanka Dalka

0

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Maxamed Aadan Axmed oo hada si toos ah ugu hadlaya TV-ga Qaranka ayaa sheegay in Rasaasta ay Ridayaan Ciidanka Dowladda iney Lidi ku tahay amniga Dalka.

Waxa uu sheegay in Xabadaha ay ridayaan Ciidanka Dowladda ay yihiin kuwa Hanti Qaran, loona baahan yahay in ay Xafidaan maadaama sida uu sheegay aysan Soomaaliya sameysan Hub fara badan.

Waxa uu ugu baaqay in Ciidanka ay ilaaliyaa guud ahaan amniga Dalka iyo Xasiloonida Dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-