TOOS U DHAGEYSO+DAAWO:- Wacdaraha Taageerada Shacabka Garoowe, Gaalkacyo Iyo Boosaaso Ee Madaxweyne Farmaajo.

0

Dabaaldagyo waaweyn ayaa ka Dhacay Magaalada Garoowe Iyo Bosaaso kuwaasoo loogu dabaaldagayo guusha Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Rasaas ayaa laga maqlayay dhammaan Magaalada Garoowe waxaana Rasaas culus sidoo kale laga maqlay Xarumaha Dowladda Puntland Rasaasta Waxaa La Sheegay Inay Ridayeen ciidamada Puntland

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo hore usoo noqday R/wasaaraha dalka ayaa taageero badan ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Boosaaso

Gaalkacyo