DAAWO Tarsan oo Wareysi Kulul laga qaaday iyo Cida uu Madaxweyne la Jeclaan lahaa oo la weydiiyay Jawaab Kulul uu….

0

Wareysi aad u xiiso badan aadna u kulul ayaa Wariye ka tirsan Tv-ga Universal waxaa uu la yeeshay Musharaxa u taagan xilka M/weynaha Somalia Maxamuud Axmed Tarsan.

Su’aalihii la weydiiyey Musharrax Tarsan ayaa waxa ka mid ahaa “Haddii uusan Musharrax ahaan leheyn Cidda uu codka siin lahaa” iyo Jawaabta uu ka bixiyey ayaa dad badan ka yaabisay hasa ahaatee Waiyahii Su’aasha weydiiyay oo aan ka yareysan ayaa markale dhinac kale kaga keenay su’aasha balse Jawaab kale oo yaab leh.

Sidoo kale Musharrax Tarsan ayaa kashifay Faragelinta ay Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ay ku hayaan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

HALKAAN KA DAAWO