DHAGEYSO:- Guddoomiye Jawaari “ 2 sano ee soo socota Waxaan ka shaqeyneynaa Dhismaha Xaruntaan”..

0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in 2 sano ee soo socota ay ka shaqeynayaa dayactirka Xarunta Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loo dayactiri lahaa Xaruntaan oo burbur xoogan uu ka muuqdo.

Waxa uu tilmaamay in Guddoonka labada Golle ay ku dadaalayaan dhismaha Xarunta lagana dhigo Xarun Caalami ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-