DHAGEYSO:- C/rashiid Xidig oo rajo Wanaagsan ka Muujiyay doorashada Maanta ka dhaceyso Muqdisho, Sheegayna inuu guuleysanayo

0

C/rashiid Maxamed Xidig oo ah Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu rajo Wanaagsanka qabo inuu ku guuleysto doorashada Maanta ka dhaceyso Muqdisho.

Waxa uu sheegay in 100% uu ku kalsoon yahay Codadka Baarlamaanka iyo in uu taageero fiican ka helo Xildhibaanada Baarlamaanka.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay waxyaabaha uu qaban doono hadii uu Maanta ku guuleysto Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-