DHAGEYSO WARBIXIN XASAASI AH:- Guuleed Wuxuu Fadhiid Ka Dhigay Maamulkii Galmudug

0

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Galmudug ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado, waxana ay ku taageereen Mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Guuleed.

Xildhibaanadan ayaa sheegay in Madaxweyne Guuleed uu ku fashilmay hogaaminta Galmudug isla markaana loo baahan yahay in wax laga badalo sida wax ku socdaan.

Waxa ay ku eedeeyeen Cabdikariim Xuseen Guuleed in uu fadhiid ka dhigay Maamulka Galmudug oo xitaa aan la heyn xafiisyo ay ku shaqeeyaan Wasiirada Maamulkaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO