DHAGEYSO:- Abaar daran oo ka jirta Gobolka Sanaag

0

Dad Xoolo dhaqato ah ayaa ka hadlay Xaalada adage e dhanka abaaraha ee ka jirta Gobolka Sanaag.

Dadkan ayaa waxa ay warbaahinta u sheegeen in ay dhib ku qabeen awal biyo la’aanta ka jirta iyo roob la’aan gobolka Sanaag.

Sidoo kale roob la’aanta iyo abaaraha ka jira gobolka Sanaag ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay ganacsiga iyo waxbarashada Gobolka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-