DAAWO:- Wadamada Australia iyo New Zealand oo soo dhoweeyay sanadka cusub 2017

0

Magaalooyin ku yaal wadamada Australia iyo New Zealand ayaa laga soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2017 iyadoo dabaaldegyo iyo fantasiyo ay ku soo dhoweeyeen shacabka labadaas dal ku nool.

Magaalada Sydney ayaa fantasiyo weyn lagu qabtay iyadoo sanad walba magaaladaas ay ka dhacaan dabaaldagyada lagu soo dhoweeyo sanadka cusub.

Iftiinka ka baxaya waxyaalaha cirka loo tuuray ayaa maalin ka dhigey magaalada Sydney. Hase yeeshee magaalada Auckland ee dalka New Zealand ayaa noqotay magaaladii ugu horeysay ee laga soo dhoweeyo sanadka cusub ee 2017.

Hoos ka Daawo Sawirada:-