DAAWO SAWIRADA:- Allgalgaduud oo heshay Sawirada Shabaabkii soo Weeraray Afgooye iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

0

Shabakada Warbaahinta Allgalgaduud ayaa heshay 3 Nin ee Shalay Saraakiisha Ciidanka Dowladda ay ku soo bandhigeen Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose.

3 Nin ee la soo bandhigay ayaa waxa ay ahaayeen Saraakiishii hogaamineysay Ciidankii Shabaabka ahaa ee soo Weeraray Degmada Afgooye.

3 Nin ayaa waxaa la sheegay in ay ahaayeen Rag caan ka ahaa Gobolka Sh/Hoose sidoo kalena Muddo ka mid ahaa Saraakiisha Shabaabka ee ku sugan Gobolka Sh/Hoose.

Waxaana qabiiladooda lagu kala sheegay iney kala ahaayeen sida soo socota:

  1. Beesha Bagadi
  2. Beesha Gaaljecel
  3. Beesha Jareerweyne.

Hoos ka Daawo Sawirada:-