DAAWO:- Arrin la yaab leh oo lagu arkay Magaalada Gaarisa iyo Musharaxad Haween ah oo..

0

Musharax Kursiga Haweenka ee Ismaamulka Gaarisa Marwo Aamino Keynaan ayaa gaartay Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Marwo Aamino Keynaan ayaa ka soo laabatay Qurbaha waxayna iminka Xusul duub ugu jirtaa sidii ay u heli lahayd Kursigaasi.

Hoos k Daawo Muuqaalka iyo Shirka Jaraa’id:-