DHAGEYSO:- Ciidamada dowladda oo qabtay nin tooreey ku dilay Ninkale iyo Muran ka dhashay

0

Gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa ka warbixiyay nin Saaka nin kale ku diley  degaanka Garasbaaleey.

Dilka ayaa ninkaasi waxa uu u adeegsaday Tooreey.

Cabdiraxmaan Axmed Cali Gudoomiyaha degaanka Garasbaaley ayaa sheegay in ninka dilka geystay uu ahaa nin dhalinyaro ah midkale ee la dilayna uu ahaa dhalinyaro .

Gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho ayaa ka warbixiyay nin Saaka nin kale ku diley  degaanka Garasbaaleey.

Dilka ayaa ninkaasi waxa uu u adeegsaday Tooreey.

Cabdiraxmaan Axmed Cali Gudoomiyaha degaanka Garasbaaley ayaa sheegay in ninka dilka geystay uu ahaa nin dhalinyaro ah midkale ee la dilayna uu ahaa dhalinyaro .

Hoos ka Dhageyso Codka:-