TOP DHAGEYSO:- Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay Go'aan cusub

0

Madaxweynaha dowladda Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleeayaa ka hadlay Shaqada ka socota Dekedda Magaalo xeebeedka Hobyo ee dowladda Galmudug.

Mudane Cabdikariin Guuleed ayaa ugu baaqay Ganacsatada ka soo jeeda Degaannada dowladda Galmudug in ay Maalgashi ku sameeystaan Galmudug oo hadda bidhaan Ganacsi uu ka muuqdo.

Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in Galmudug ay Xil iska saari doonto Ganacsatada iyo Ganacsigooda islamarkaana ay heli doonaan Ammaan ay ku naaloodaan.

Hadalkaan madaxweynaha dowladda Galmudug Guuleed ayaa ku soo aadaya iyadoo badeecooyin kala duwan oo baabuur iyo shidaal iyo sokor ay ka mid yihiin ay ka soo degayeen maalmihii dambe magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.

HALKAAN KA DHAGEYSO