TOP DHAGEYSO:- Culimada Puntland oo Raacday Culimada Muqdisho iyo Go'aan Deg Deg ah oo ay ku dhawaaqeen

0

Culimada deegaanada Puntland ayaa war deg deg ah kasoo saartay tartan ciyaareed oo gabdhaha uga furmi doona magaalada Garoowe.

Shiekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimada saameynta leh ee Puntland ayaa sheegay in diinta islaamka aysan ogoleyn gabdho aan si wanaagsan u asturneyn oo ciyaaraya.

Go’aanka kasoo baxay culimada ayaa kusoo aadaya xili Garoowe lagu qabanayo ciyaaraha gabdhaha ee gobollada Soomaaliya.

Horey ayay hay’ada culimada Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan uga soo horjeesteen ciyaaraha gabdhaha ee lagu marti gelinayo Garoowe.

HALKAAN KA DHAGEYSO