TOOS U DHAGEYSO:- Xiisad kulul oo ka taagan Gaalkacyo iyo Muran xoog leh oo ka jira Magaalada

0

Sida wararka tilmaamayaan Maalmahan waxaa muran ka jiraa mucaawino Dowlada Turkiga ugu deeqay Maamulka Galmudug.

Deeqdaasi oo la keenay magaalada Gaalkayco waxaa leexsaday nin ganacsade ah oo ku xareestay baqaar iyadoo dadka ay gaajo ugu dhimanayaan arintaasi.

Ilaa hada lama sheegin sababta keentay in deeqdaasi lagu xareesto baqaarka waxana arintaasi ka taagan muranka xoogan,

Wasiirka gargaarka Galmudug Shire Xirse maxamed ayaa sharaxay sababta raashinkaasi uu gacanta ugu galay Ninka ganacsadaha iyo sida xaalada tahay,

HALKAAN KA DHAGEYSO