DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Baarlamaanka HirShabeelle oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay Fariina u diray Hay’addaha Caalamiga ah

0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka HirShabeelle Xuseen Sheekh Cali ayaa Hay’addaha gudaha iyo Caalamiga ugu baaqay iney gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadka uu soo ritay Cudurka Shuban biyoodka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay in dadkaasi gurmad deg deg ah lala soo gaaro.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in meel loogu soo wada jeesto caawinta dadka dhibaateysan ee ku nool deegaanada Maamulkooda uu ka taliyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-