DHAGEYSO:- Tarsan oo Muqdisho ku soo bandhigay Qorshe la yaab leh hadii uu ku guuleysto Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya

0

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah Musharax Madaxweyne ayaa soo bandhigay qorshe Farxad geliyay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee waxbaratay.

Waxa uu Tarsan sheegay in uu shaqo siinayo dhamaan Dhalinyarada Waxbaratay ee Jaamacadaha ka soo baxay hadii uu Xilka Madaxtinimo ku guuleysto.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Shaqo abuur uu u sameynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan wax baran.

Hoos ka Dhageyso Codka:-