DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Siyaasiyiinta Beelaha Galmudug oo ka hadlay Sida Kuraasta Beelaha Madaxda Galmudug iyo Shaqsiyaad Kale ay u Musuq Maasuqeen

0

Xili ay sii kordhayaan Cabashooyinka ay dadku ka muujinayaan Musuq maasuq ka dhanka ah doorasjooyinka XIldhibaanda ee Magaalooyinka ay doorashooyinku ka socdaan ayaa Siyaasiyiin ku sugan Magaalada Cadaado sheegen sida ay ku dhacday Doorashadii Xildhibaanada ee Galmudug.

Siyaasiga Axmed Salaad Ow-Aadan oo ka mid ah Siyaasiyiinta ku sugan Magaalada Cadaado ayaa sheegay inaysan Dalka ka socon Doorasho Xalaal ah taasi oo Muujineysa inaysan dadku ahayn kuwo Xor u ah Doorashooyinka.

Siyaasiga ayaa shaciyay in Musuq maasuqii ugu badnaa uu ka dhacay Magaalada Cadaado halkaasi oo lagu Musuq maasuqay inta Badan kuraasta Doorashooyinka ee Xildhibaanada Magaalada Cadaado.

Hoos ka Dhageyso Codka:-