DHAGEYSO:- Odayaal iyo Siyaasiyiin go’aan Cad ka qaatay doorashada ka socota Magaalada Baydhabo

0

Qaar ka mid ah Beelaha dega Koofur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in masuq maasuqa ay ka socoto doorashada Magaalada Baydhabo ee Aqalka Hoose.

Odayaal, Waxgaradka iyo Siyaasiyiin Kulan ku yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa eedeyn u jeediyay Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Waxa ay sheegeen in kuraastooda xoog loogu qaatay isla markaana loo diiday in ay Kursigooda u tartamaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-