DHAGEYSO:- Cumar C/rashiid “ Dalka Waxa uu u baahan yahay Isbadal hogaamineed Afarta Sano ee soo socota, aniga ayaa balan qaadayo inan Siyaasad dhab ah la imaanayo”..

0

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa Magaalada Kismaayo Kula kulmay Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka ee ka imaanaya deegaanada Jubbaland.

Kulanka ooo muddo socday ayaa waxaa intiisa badan loogu hadlay arrimaha Siyaasada Dalka iyo howlaha doorashooyinka Dalka.

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid oo la hadlay Warbaahinta Kulanka ka dib ayaa sheegay in Xildhibaanada uu la kulmay uu ka hadlay sidii ay u taageeri lahaayeen codkana ay u siin lahaayeen.

Waxa uu sheegay in dalka uu u baahan yahay isbadal hogaamineed Afarta sano ee soo socota.

Hoos ka Dhageyso Codka:-