DHAGEYSO:- Ciidamada amaanka Gobolka Togdheer ee Somaliland ooo gacanta ku dhigay 19 Ruux oo ka dambeeyay dilal ka dhacay Gobolkaasi

0

Ciidamada amaanka Gobolka Togdheer ayaa gacanta ku soo dhigay 19 Ruux oo ku eedeysnaa dilal ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolkaasi.

Sidoo kale dadkaasi waxaa lala soo qabtay oo ay wateen 3 gaari oo la shegay marka ay dilka geystaan in ay  ku baxsan jireen.

Ciidamada Howlgalkan qaaday waxa ay isugu jiraan Ciidamo booliis ah iyo Ciidanka Millatariga ee Maamulka Somaliland.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Togdheer ee Somalailand Axmed Maxamed Guutaale ayaa ka warabixiyay qaabka ay 19 ruux usoo qabteen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-