DHAGEYSO:- Waa Gabay La Magac Baxay (Warsamoow Dhaqaalaan Rabaa Dhowrto iyo Hiille) Oo Loo Tiriyay Dhibane Tube Afcidi Cali Xoosh (Waa Fariin Culus).

0

Tube Afcidi Cali Xoosh waa nin dhalinyaro ah oo kasoo jeeda deegaanada waqooyiga gobolka Galguduud, gaar ahaan degmada Balanbale, waligii wax dambi ah cidna kama uu galin, shan sano ka hor ayaa isagoo ku sugan deegaanka Axmed Gureey waxaa ka kaxeystay ciidamada New Boliiska ah ee ismaamulka Soomaalida.

 
Tube Afcidi Cali Xoosh ayaa waxaa lagu eedeeyay dambi uu galin amaba shuqul ku lahayn waxa uuna iminka mudo shan sano ah ku xiran yahay xabsiga loo yaqaan Dhanaan ee Ismamaulka Soomaalida Itoobiya (DDSI).

Dhibaatada soo gaartay amaba lagu hayo dhibane Tube Afcidi Cali Xoosh iyo guud ahaan dadka kasoo jeeda beesha Sade ayaa waxaa gabay ka tiriyay Abwaan Xasan Axmed Cismaan.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO