Madaxweynihii hore ee Dalka Yemen oo QM ka Codsaday in loo fasaxo inuu u Safro Cupa

0

Madaxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdlla Salax ayaa ka dalbaday Golaha amaanka QM in loo fasaxo inuu u safro dalka Cupa si uu tacsida madaxweynihii hore Cupa fedel Kastro uga qeyb galo.

Sanadkii 2000 ayay ahayd booqasho rasmi ah uu Salax ku tagay Cupa halkaasina kula kulmay Kastaro.

Sanadkii 2014kii ayaa lagu soo rogay cuni qabteen inusuan dal ka bixi karin