DHAGEYSO:- Xildhibaan Sacdiya Muuse oo ka hadashay guushii ay ka gaartay doorashadii ka dhacday Kismaayo

0

Xildhibaan Sacdiya Muuse C/llaahi oo ka mid ahayd Xildhibaanadii dhawan lagu doortay Magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in ay ku Faraxsan tahay xilka loo doortay.

Waxa ay sheegtay in si Daacad ah ugu adeegi doonto Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka deegaanada Jubbaland.

Waxa ay sheegtay in ay muhiim tahay in dhalinyarada loo hiiliyo isbadalkana la taageero.

Hoos ka Dhageyso Codka:-