DHAGEYSO:- Xildhibaan Magan iyo Xildhibaan Cabdi Cali oo Hal Arrin ugu baaqay Shacabka Jubbaland

0

Xildhibaan Maxamuud Magan iyo Xildhibaan Cabdi Cali oo ka mid ah Xildhibaanadii dib loogu doortay doorashadii ka dhacday Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in wax badan oo hormar ah u ku talaabsaday Maamulka Jubbaland.

Xildhibaanadaan oo ka hadlaayay Kulan ka dhacay Magaalada Kismaayo yaa sheegay in ay muhiim tahay in Maamulka Jubbaland lagu garab istaago howsha adag ee uu haayo.

Waxa ay sheegeen in 4 sano ee soo socota in si dhaw ay ula shaqeyn doonaa Shacabka iyo Maamulka Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Codadka Labada Xildhibaan:-