DHAGEYSO WAREYSI:- Arrin la yaab leh oo ka dhacday deegaan ka tirsan Galmudug

0

Dhacdo la Yaab leh aya ka dhacday Mid ka Mid ah Degaanada Hoos taga Maamulka Galmdug.

Dhacdada Xanuunka badan ayaa ahayd in mid ka mid ah dadka deegaanka oo 40 sano jir ahaa uu isdaldalay uuna geeriyooday.

Ninka ayaa la sheegay in laga keenay Maalmo ka hor baadiyaha isla markaasina uu xanuunsanaa.

Mid ka mid ah dadka Degaanka Baxdo oo warbaahinta u warramay ayaa sharaxaad ka bixiyey qaabka ninkaani isku dal dalay.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-