DHAGEYSO:- Maamulka Magaalada Boosaaso oo soo saaray go’aano adag oo ku Saabsan Nadaafada Magaalada

0

Maamulka Degmada Boosaaso ayaa Xaafadaha Magaalada Boosaaso ka bilaabay Olole Nadaafadeed oo bilicda magaalada dib loogu soo celinayo.

Ololahaan Nadaafadeed ayaa waxaa si Wadajir ah ugu qeyb qaadanaya Shcabka iyo Maamulka Magaalada Boosaaso.

Duqa Magaalada Boosaaso Eng Yaasiin Mirre Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Magaalada loogu baahan yahay iney ka qeyb qaataan soo celinta bilicda Magaalada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-