DHAGEYSO:- Guddiga doorashooyinka Koofur Galbeed oo ka warbixiyay qaabka ay u socoto doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose

0

Waxaa Magaalada Baydhabo si hab sami leh kaga soconayo doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya deegaanada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Khamiistii iyo Jimcihii la soo dhaafay waxaa ka dhacay Magaalada Baydhabo doorashooyin xiiso badan.

Waxaa ku soo baxay doorashooyinkaasi Xildhibaano ay ka mid yihiin Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa iyo Xildhibaan C/llaahi Abshiroow.

Najiib Cali Ibraahim Xasan oo Xubin ka ah Gudiga doorashooyinka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa ka warbixiyay qaabka ay socdaan howlaha doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Hoos ka Dhageyso Codka:-