DHAGEYSO:- Guddiiga Abaaraha Somaliland oo Shacabka Gobolka Sool ugu baaqay iney isku gargaaraan, Kana maarmaan Gacmo Shisheeye

0

Guddiiga abaaraha ee deegaanada Gobolka Sool ayaa Waxaa ay lacag iyo raashiin u qeybiyeen ku dhawaad Kun qoys oo uu saameeyay abaaraha ka jira Somaliland.

Guddiiga abaaraha ee deegaanada Gobolka Sool ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay u baahan yihiin dadkaasi dhibaateysan.

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Guddiiga abaaraha ee deegaanada Gobolka Sool ayaa ugu baaqay Shacabka deegaanada Sool iney isku gargaaraan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-