DHAGEYSO:- Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey oo la hadlay Warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney ka qetb qaataan u gurmashada dadka dhibaateysan ee ku nool deegaanada Puntland.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in meel loogu soo wada jeesto sidii dadkaasi abaaruhu ay saameeyeen wax loogu qaban lahaa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-