DHAGEYSO:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay talaabadii lagu kala qaaday Ciidankii isku hor fadhiyay Gaalkacyo

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay kala qaadida ciidamadii isku hor fadhiyay magaalada Gaalkacyo.

Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in Galmudug ay soo dhaweyneyso kala qaadista Ciidankii isku hor fadhiyay magaalada Gaalkacyo.

Kala qaadista ciidamadan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Guddiyada labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Galmudug:-

 

guuleed