DAAWO SAWIRADA:- Qaabka loo kala qaaday Ciidankii isku hor fadhiyay Magaalada Gaalkacyo

0

Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro laga soo qaaday goobtii lagu kala qaaday Ciidankii ku dagaalamay Magaalada Gaalkacyo.

Kala qaadista ciidamadan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Guddiyada labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug.

Dagaalka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac faro badan, iyadoo kumanaan ruuxna ay ka barakaceen magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

 

dscn8351 dscn8354 dscn8358 dscn8360 dscn8374 dscn8387