DAAWO SAWIRADA:- Golaha Abwaanada oo Booqday Dadkii ka Barakacay Dagaalka Gaalkacyo

0

Guddiga Golaha Abwaanada ka socda ee Magaalada Gaalkacyo u jooga Xalinta Colaadda Gobolka Mudug ayaa Maanta la kulmay Qaar ka mid Dadkii ka Barakacay Colaadda Magaalada islamarkaana ku sugan Duleedyada Magaalada Gaalkacyo.

Guddoomiye Kuxigeenka Golaha Abwaanada Xirsi dhuux Maxamed Weheliye oo hadal u jeediyay Qoysaska Barakacayaasha ah ayaa sheegay in Qorshaha Golaha Abwaanada ee yimid Gaalkacyo uu ahaa in ay Habeen la Jiiftaan Dadka Barakacayaasha ah si ay ula qeyb sadaan waxa ay qabaan balse ay ka Cudur daaranayaan in aysan taasi dhicin Shaqooyin badan oo u yaalla awgood.

Sidoo kale Abwaanada Booqday dadka Barakacayaasha ah ayaa Gabay Duco ah halkaas ka tiriyay,kaas oo ay ugu duceeyeen in Colaadda uu Alle joojiyo islamarkaana ay Guryahoodii iyaga oo Nabad qaba ku noqdaan.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

15064970_911294912341020_1210319371_o-1024x576 15065119_911294859007692_1904384710_o-1024x576 15102009_911294979007680_1349149857_o-1024x576 15127401_911295009007677_1876371563_o-1024x576 15133864_911294825674362_1834955240_o-1024x576 15134164_911295069007671_1676646478_o-1024x576 15145084_911294499007728_5443868_o-1024x576 15146706_911294592341052_1901627073_o 15146706_911294592341052_1901627073_o-1024x576 15146724_911294952341016_1617119305_o-1024x576