DAAWO SAWIRADA:- Dhismaha Waddada Xiriirisa Magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo oo meel Wanaagsan mareysa

0

Dhismaha Waddada xiriirisa Magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa meel wanaagsan maraya, iyadoo Guddiga ku hawlan dhismuhu uu codsaday in lagu taageero hawshaasi.

Guddiga ku hawlan Dhismaha Waddada ayaa dhawrkii bilood ee la soo dhaafay ka shaqaynayay inta u dhaxaysa deegaanada Gawaan iyo Wazil, oo hadda gabangabo maraysa, waxaana ku sii xiga 30-km uu u dhaxeysa Hobyo iyo Gawaan oo ah meesha ugu daran ee marista Gaadiidku ku dhibanyihiin.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

wado1 wado2 wado4 wado5 wado6 wado7 wado8 wado97