DHAGEYSO:- Waxgarad iyo Odayaal Kulan ku yeeshay Jowhar oo go'aano soo saaray

0

Kulan ay Magaalada Jowhar ku yeesheen Waxgarad iyo Odayaasha ka soo jeeda Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in ay muhiim tahay in ergooyin dooranaya Xildhibaanimada iney sameeyaan Cadaalad.

Waxa uu sheegay in loogu baahan yahay iney doortaan qof dalka iyo dadka samatabixin kara isla markaana wax qabanaya.

Waxa ay sidoo kale ka digeen masuq maasuq lagu sameeyo Kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose.

Waxgaradkan iyo Odayaasha ayaa kulankooda ka soo saaray baaq ku aadan sidii loo cadaalad fail lahaa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-