DHAGEYSO:- War ka soo baxay Wasaarada Biyaha ee Somaliland

0

Wasiirka Wasaarada Biyaha ee Maamulka Somaliland oo koormer ku maraya magaalooyinka hoos yimaada Somaliland ayaa sheegay in ay muhiim tahay in lo gargaaro dadka ay sameeyeen abaaraha ka jira deegaanada Somaliland.

Waxa uu sheegay in ganacsatada iyo shacabka loogu baahan yahay iney dadkaasi u gurmadaan isla markaana ay caawiyaan.

Wasiirka Wasaarada Biyaha ee Maamulka Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyay kaalinta ay ka qaadanaya u gurmashada dadkaasi iyo qorshaha ay u dajiyeen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-