DHAGEYSO:- Maxaadan ogeyn oo Maanta ka Cusub Magaalada Garoowe?..

0

Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Garoowe ay dib ugu bilaabato doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka imaanaya deegaanada Puntland.

Kulan shalay ka dhacay Garoowe waxaa ka qeyb galay Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed. Odayaasha iyo Culima’udiinka Puntland.

Masuuliyiintii kulankaasi ka hadlay ayaa dardaaran iyo bogaadin u jeediyay Ergooyinka dooranaya Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Hoos ka Dhageyso Codka:-