DHAGEYSO:- Howlgalo Culus oo ka socda Gobolka Sh/Hoose

0

Gudoomiyaha  gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Cali Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maamulka gobolka Shabeelaha Hoose  ay  bilaabeen  howlgal ka dhan ah ururka Shabaab.

Waxa uu sheegay in maamulka gobolka Shabeelaha Hoose  ay bilaabeen howgal balaaran oo shabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan gobolka Shabeelaha Hoose.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in howgalku uu socon doono tan iyo inta Xarakada Al-Shabaab laga saaraayo Shabeelaha Hoose.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay wadaan howgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo ammaanka gobolka Shabeelaha Hoose.

Hoos ka Dhageyso Codka:-