TOOS U DHAGEYSO:- Xaalado laga deyrinayo oo laga soo sheegayo Sanaag

0

Qaar ka mid ah odayaashaku dhaqan Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in deegaanadaasi ay ka jirto dhibaatooyin xoogan oo dhanka nolosha ah.

Waxaana ka mid ah abaaro baahsan oo saameysay dadka iyo duunyada ku nool deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

Waxgaradka Gobolka Sanaag ayaa sheegay in dadka iyo duunyada ay u dhimanayaan Abaaro baahsan oo ka jirta Gobolka Sanaag, taasina loo baahan yahay in gar gaar deg deg ah loogaga hortago.

Waxay codsi ujeediyeen maamulada kala duwan ee dalka ka jira iyo beesha caalamka, iyagoo ka codsaday in loo gar gaaro dadka ku dhaqan deegaanada Sanaag.

HALKAAN KA DHAGEYSO