WAR DEG DEG AH+SAWIRO:- Gaari AMISOM oo dad ku Xasuuqay Magaalada Jowhar

0

Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in gaari ay leeyihiin Ciidanka AMISOM uu shil ku galay Buundada kala qeybisa xaafadaha Bari iyo Galbeed.

Gaari AMISOM oo ahaa nuuca dagaalka culus ayaa ku sigtay inuu ka dhaco qarka buuntada ku dhaco Wabiga Shabeelle oo bartamah magaalada ka mara,waxaana sidoo kale isna sigtay gaari kale oo nuuca raaxada ah.

Buuntada oo ay dadka iyo Gaadiidka isticmaalan ayaa waxaa ka muuqda bur bur xoogan,maadama aysan helin dayactirkii loo baahnaa.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

4 1 2 3