TOOS U DHAGEYSO:- Salaad Cali Jeelle " Xasan Sheekh Xildhibaano Uu Isaga Leeyahay Ayuu Dalkoo Dhan Kasoo Xulanayaa" Iyo Hirshabeelle.

0

Siyaasiga mucaaradka ah Salaad Cali Jeelle ayaa waxa uu ka warbixiyay qaab dhaqanka Xasan Sheekh iyo kooxdiisa damujadiid ay ku doonayaan sidii ay mar labaad ugu soo laaban lahaayeen hogaanka talada dalka.

Salaad Cali Jeelle ayaa waxa uu dhanka kale ka hadlay maamulka Hirshabeelle.

 

HOOS KA DHAGEYSO