DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Muuse Biixi oo ka hadlay Siyaasada Somaliland iyo Soomaaliya iyo qorshaha ay Madax banaanida ku raadinayaan

0

Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa ka hadlay Siyaasada Somaliland iyo Soomaaliya.

Waxa uu si qoto dheer kaga hadlay halka uu ku dambeeyay Wada hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya oo horay meelo badan ay ugu dhaceen Shirar waa weyn.

Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa sidoo kale ka hadlay Cabashada Siyaasiyiinta qaar ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran:-