TOOS U DHAGEYSO:- Dagaalka Magaalada Gaalkacyo Iyo Qasaaraha Uu Reebay Dagaalka.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka uu reebay qasaaro gaaraya sagaal ruux oo dhaawac ah oo isugu jira dhinacyadii dagaalamayay iyo dad shacab ah.

Waxaan wali la xaqiijin karin qasaaraha dhabta ah ee dagaalka uu reebay maadaama ay tahay xili habeen ah.

Dhinaca kale wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dadka shacabka ah ay bilaabeen inay ka barakacaan dagaalka soo laab laabtay ee Gaalkacyo.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media