DHAGEYSO:- Soomaalida Dalka Koofur Afrika oo si weyn u taageeray Ololaha Musharax Madaxweyne ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed

0

Soomaalida ku nool dalka Koofur Afrika ayaa soo dhaweeyay Musharaxa Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Qaar ka mid ah dadkii Xaflada soo dhaweynta iyo Taageerida Musharax Sheekh Shariif ayaa sheegay in ay rajeynayaan in uu mar kale Xilka Madaxtinimo ee Dalka.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay muhiim tahay in Xildhibaanada ay codkooda siiyaan Musharax Sheekh Shariif oo ay sheegeen inuu keeni karo isbedel.

Hoos ka Dhageyso Codka:-