DHAGEYSO:- Siyaasi C/qaadir Jahweyn oo ku dhawaaqay Inuu yahay Musharax Xildhibaan

0

Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta ee Dowladdiii KMG C/qaadir Xuseen Jahweyn ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan Xilka Xubinimo ee Aqalka sare ee Baarlamaanka.

Waxa uu ka sheekeeyay sababta inuu isku soo sharaxo xilka Xubinimo ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xaflada uu ku shaacinaayay Musharaxnimadiisa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

C/qaadir Xuseen Jahweyn ayaa Xafladii uu ku qabsaday Magaalada Cadaado waxa uu kaga sheegay inuu wax badan ka badali doono Xaalada ka taagan Galmudug hadii uu ku guuleysto Xilkan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-