TOOS U DHAGEYSO:- Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq Iyo Muranka Ka Taagan Jaamacada Galguduud…

0

Caabudwaaq: 03-OCTOBER-2016:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaasha iyo Akhristeyaasha Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijka ayaa waxa Warbaahinta Allgalgaduud Media ugu talagashay dhiirigalinta Nabadda iyo Horumarinta magaalada Caabuwaaq waxaana Caawa idiinku Haynaa Qodobo Xiiso badan oo quseeya Degmada Caabudwaaq kuwaasoo idiin ka Imaan doona Xafiiska warqabadka shabakada Allgalgaduud Media ee Magaalada Caabudwaaq.

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media.

Waxaa Barnaamijka soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man ee Dhagaysi Wacan.

 

 

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq.

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Wararka Allgalgaduud ee Caabudwaaq